Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/index.php:10) in /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/wp-content/plugins/wp-super-cache/wp-cache-phase2.php on line 1415 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/index.php:10) in /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/wp-content/plugins/onecom-vcache/vcaching.php on line 706 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/index.php:10) in /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/wp-content/plugins/onecom-vcache/vcaching.php on line 714 Kal-fadhigii 5Aad Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Saaka Furtay Iyo Qodobada Diirada Lagu Saarayo! - Haldoor News | Haldoor News
Haldoornews.com
Kal-fadhigii 5Aad Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Saaka Furtay Iyo Qodobada Diirada Lagu Saarayo!
July 13, 2022 - Written by Admin

Kalfadhigii 5-aad ee Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa saaka ka furmay hoolka Shirarka Golaha Deegaanka Degmada Gabiley,Kaasi oo uu gudoominayay duqa degmada Gabiley.

Kalfadhigan oo goluhu kaga wada hadli doono qodobo muhiim ah oo kala ah:-

In golaha la siiyo warbixinta wixii qabsoomay muddada lixda bilood ah ee goluhu kala maqnaa.

Xeer Hoosaadka Golaha Deegaanka Degmada Gabiley.

Ansixinta wax ka badal fudud oo lagu samayn doono master plan ka magaaladda.

Dibu eegis lagu sameeyo Xoolaha laga saaray magaaladda.

Xaaladda Biyaha magaaladda.

Midaynta Tacriifadda Degmooyinka Gobolka.

Deeqaha Waxbarashadda Ardayda (Scholarshipyada).

Gudi Hoosaadyadda Golaha Deegaanka.

Maayarka magaalada Gabiley ayaa faah faahin ka bixiyay kal fadhigan iyo waxyaabaha lagaga hadli doono.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

GABILEY: Golaha deegaanka degmadda Gabiley ayaa maanta yeeshay kalfadhigii 5-aad ee golaha

COMMENTS
Arimaha Diinta