15.2 C
Hargeisa
Tuesday, February 7, 2023

Shirkada Oomaar Oo Magaalada Berbera Ka Dhagax Dhigay Haamo Shidaalka Iyo Saliida Ah Oo Cusub

Shirkada oomaar company ayaa magaalada berbera ka dhagax dhigtay haamo shidaal oo cusub kuwaasi oo ay iska kaashanayaan shirkad kale.

 

Munaasibada dhagax dhiga haamaha shidaalka iyo saliida ee oomaar ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirka wasaarada ganacsigamaamlka iyo ka degmada gobolka saaxil.

Waxaana ugu horay ka warbixiyay haamahan msuuliyiin katirsan shirkada oomaar.

Maamulka guud ee oomaar company maxamed muxumed boqore “maxamed cali” faah faahin ka bixiyay faa,iidada ay dalka uleedahay haamaha cusub ee ay dhagax dhigeen iyo qaybaha ay ka shaqayn doonaan.

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta