Friday, March 24, 2023
HomeWararkaTaliyaha Cusub Ee Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Oo Xilka La Wareegay

Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Oo Xilka La Wareegay

Taliyaha cusub ee ciidamadda ilaaladda xeebaha iyo Badda ee Somaliland oo uu dhawaan magacaabay madaxweyne Biixi, ayaa maanta xilkii kala wareegay taliyaha cusub ee ciidanka Badda.


Munaasibadii xil wareejinta oo ka dhacday Taliska Ciimada Badda ee magaalada Hargaysa, waxaa ka soo qayb galay gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland C/risaaq Khaliif Axmed, Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Somaliland Saraakiisha Ciidmada Kala Duwan Qaarkood Iyo Mudan Marti Sharaf Kale.


Waxaana xafladaasi hadalo ka jeediyay masuuliyiintii ka soo qayb galay, oo uu ka mid ahaa taliyihii hore ee Ciidanka ilaalada xeebaha iyo diffaca badda Admiral Maxamed Hussein Faarax Xiirane, ahna Taliyaha cusub ee Ciidanka socdaalka iyo ilaalinta xuduudaha JSL.
Sidoo kale waxaa isna halkaasi ka hadlay taliyaha cusub ee Ciidanka ilaalada xeebaha iyo difaaca Badda JSL Admiral Axmed Hurre Haariye Libaax.
DAAWO: Hadalka Taliyihii hore ee Ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)