fbpx
Saturday, April 20, 2024
HomeWararkaD/Hoose Ee Burco Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Xakamaynta Shilalka Bajaajta

D/Hoose Ee Burco Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Xakamaynta Shilalka Bajaajta

Duqa degmada Burco  Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi (Hero),  ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay shilalka Bajaajka oo keenay khasaare nafeed, dhaawac iyo mid hantiyeedba.
Sidoo kale waxa uu sheegay in laga xidho dhinac bidix Bajaajta oo la awdo, isla markaana ujeedadu tahay in shilalka la yareeyo.
Duqa degmada Burco ayaa warbaahinta la wadaagay go’aamada ay rabaan in lagu xakameeyo shilaalka gaadiidka, waxaanu xusay in qof aan liisan haysan kaxayn karin, in qof aan lahayni wadi karin, in istaan u gaar ah la gayn doono loo diyaariyay,  in bajaajkasta la diwaangeliyo, iyo in bajaajta ku xadgudubta go’aamada la soo saaray la ganaaxi doono, saddex cishana ay shaqada ka fadhiyi doontio.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir