Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/index.php:1) in /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/wp-content/plugins/onecom-vcache/vcaching.php on line 699 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/index.php:1) in /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/wp-content/plugins/onecom-vcache/vcaching.php on line 707 Waxa nalagu yidhi ilaa Carmasha Jibriil Abokor iyo Cabdale Abokor aad guursataan…..” Caaqil Askar, mus danbeedka Xisbiga Wadani | Haldoornews
     
Haldoornews.com
Waxa nalagu yidhi ilaa Carmasha Jibriil Abokor iyo Cabdale Abokor aad guursataan…..” Caaqil Askar, mus danbeedka Xisbiga Wadani
May 21, 2022 - Written by admin

Burco(Haldoornews):- Mid ka mid ah Cuqaasha Beelaha Somaliland gaar ahaana ay isku Jufo yihiin Musharaxa Xisbiga Wadani Cabdiraxman Ciro ayaa shalay Goob fagaare ah ka aflagaadeeyey Hablaha Reer Gabiley.

Hadalkan Caaqilka ayaa hadal hayn badan ka dhaliyey Baraha Bulshada taasi oo dadka aad u diideen Hadalkaasi uu caaqilku ugu gafay Hablaha , iyagoona ka dalbanayey in uu raali galin ka bixiyo.

COMMENTS
Wararka