fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaXukuumadda oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Mudaharaadyadii Cirro Ku Baaqay

Xukuumadda oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Mudaharaadyadii Cirro Ku Baaqay

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu jawaab kulul ka bixiyay mudaharaadkii uu ku baaqay musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro).

Wasiir Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu sheegay in xukuumada Somaliland ay dalka ku hogaaminayso nabadgalyo, isaga oo sidoo kale tilmaamay in nabada Somaliland lagu dhaliyay qori caaradii, taasina ay sababtay in Cirro uu yeesho hami madaxweyne-nimo.

Wasiir Kaahin, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland, ay nabad ku hogaaminayso shacabka, islamarkaana ay dhalinyarada Somaliland wada walaalo yihiin.

Waxa uu sheegay in xukuumada Somaliland anay shacabka qixin doonin, islamarkaana aanu Cabdiraxmaan Cirro cidna qixin karin.

Madaxda sare ee xisbiga Waddani, ayaa kulan ay la yeesheen qaar kamid ah dhalinyarada magaalada Hargaysa Jimcihii, kula balamay in ay banaanbaxyo sameeyaan hadii doorashadu dhici waydo 13, November, 2022.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)