Thursday, April 18, 2024
HomeWararkaUrrurka DDI Oo Gaadhi Ambulance Ku Wareejiyay Cisbitaalka Deegaanka Caada Ee Gobolka...

Urrurka DDI Oo Gaadhi Ambulance Ku Wareejiyay Cisbitaalka Deegaanka Caada Ee Gobolka Gabiley.

-Wasiiro maamulka gobolka gabiley ka degmada, xildhibaano katirsan golaha wakiilada iyo ka degmada waxgaradka iyo xubno kale ayaa deegaanka caada ee gobolka gabiley kaga qaybgalay munaasibad cisbitaalka caada loogu wareejinayay gaadhi Ambulance ah.

 

Ururka DDI Oo ah urur ka shaqeeya horumarinta degaanka iyo waxbarashada ayaa si mutawacnimo gaadhigan Ambulance ugu deeqday cisbitaalka deeganka caadi oo baahi wayn uqabay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Ururka DDI Ayaa Gaadhi Umblance Ah Ku wareejiyey Deegaanka Caada Ee degmada Agabar

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version