24.3 C
Hargeisa
Friday, January 27, 2023

Urrurka DDI Oo Gaadhi Ambulance Ku Wareejiyay Cisbitaalka Deegaanka Caada Ee Gobolka Gabiley.

-Wasiiro maamulka gobolka gabiley ka degmada, xildhibaano katirsan golaha wakiilada iyo ka degmada waxgaradka iyo xubno kale ayaa deegaanka caada ee gobolka gabiley kaga qaybgalay munaasibad cisbitaalka caada loogu wareejinayay gaadhi Ambulance ah.

 

Ururka DDI Oo ah urur ka shaqeeya horumarinta degaanka iyo waxbarashada ayaa si mutawacnimo gaadhigan Ambulance ugu deeqday cisbitaalka deeganka caadi oo baahi wayn uqabay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta