fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaGuddoomiyaha SOLJA Oo Ka Hadlay Saxafiyiin Lagu Xidhay Hargaysa

Guddoomiyaha SOLJA Oo Ka Hadlay Saxafiyiin Lagu Xidhay Hargaysa

    

Ururka suxfiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ka hadlay Afar wariye oo ka kala tirsan warbaahinta Somaliland oo maanta gelinkii danbe lagu xidhay magaaladda Hargaysa, sabab la xidhiidha dhacdadii Jeelka wayn ee Hargaysa.
Suxufiyiintaasi ayaa la xidhay iyagoo si toos ah baraha bulshadda ee Internet-ka uga tebinayay dhacdadda maanta ka dhacday Jeelka wayn ee magaalada Hargaysa.
Guddoomiyaha ururka SOLJA Sekeriye Axmed Muxumed, oo xadhiga saxafiyiintaasi kadib ka hadlay ayaa sheegay in ay urur ahaan aad uga xun yihiin xadhiga sharci darada ah ee Suxufiyiintaasi loo gaystay.
Waxaanu guddoomiye Sekeriye, ku baaqay in xoriyadooda loo soo celiyo saxafiyiinta la xidhay xili ay ku guddo jireen gudashadda shaqadoodda.
Ururka SOLJA waxa uu aad uga walaacsan yahay xadhiga wariyeyaasha ee soo noqnoqday, waxaanu ugu baaqayaa laamaha amnigu in ay si deg-deg ah xoriyadooda ugu soo celiyaan, ayuu sheegay guddoomiyaha SOLJA.

DAAWO: Shirka Jaraa’id Ee Guddoomiyaha SOLJA:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)