Shirkada Telesom oo ku Wareejisay Gudida Culimada Suuqa Waaheen Lacag $500,000 oo ay balan qaadeen+Sawiro
Hargeysa(GNN):-Shirkadda Telesom oo Guddida Ganacsatada iyo Culimada ee Gargaarka Suuqa Waaheen Guddoonsiiyey Nus malyuun Dollar ($500,000) oo ay bixiyeen Shirkaddaha Telesom Group iyo $100,000 oo shaqaalaha weynaha Telesom ku deeqeen.