Haldoornews.com
War deg deg ah : Boqor Buurmadow oo Muqdisho ka degay iyo soo dhawayn diiran oo lagu Qaabiley + Sawiro
November 14, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Haldoornews):- Sawiro lagu baahiyey Baraha Bulshada ayaa Muujinaya in Boqor Cismaan Buurmadow  lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho.

Isagoo ka mid noqon doona madaxda dhaqanka ee ka shaqeyn doonta Arrimaha doorashada Soomaaliya, gaar ahaan Golaha Shacabka.

 

 

 

 

 

COMMENTS
Arimaha Diinta