Friday, March 24, 2023
HomeWararkaSaylici Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Arday Ka Qalin Jebiyay Machadka Muslim College

Saylici Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Arday Ka Qalin Jebiyay Machadka Muslim College

): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa ka qayb-galay munaasibadda qalin-jebinta dufcadii 5aad ee arday ka aflaxday Machadka Muslim College ee magaalada Hargaysa.

Waxaana munaasibadaasi madaxweyne ku-xigeenka ku wehelinayay xubno ka tirsan golaha wasiirrada Somaliland oo ay ka mid ahaayeen wasiirka waxbarashadda, wasiirka arrimaha gudaha iyo masuuliyiin kale.

Sidoo kale waxaa xafladaasi ka soo qayb galay xubno ka tirsan xisbiyadda mucaaradka ah, maamulka sare iyo macalimiinta Machadka Muslim College, waalidiin, aqoon yahano, iyo marti sharaf kale.

Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa u hanbalyeeyay ardayda maanta ka qalin jebiyay machadka Muslim College, iyo waalidiindiinta ku soo tabcay ba.

Waxaanu maamulka machadkaasi ku bogaadiyay sida ay u soo saareen arday aqoon leh, taasoo uu ku tilmaamay in ay ka qayb qaadanayaan horumarka iyo dhismaha qaranimadda.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)