Sunday, March 26, 2023
HomeWararkaDAAWO;-Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Xasan Suldaan Cabdilaahi Oo Luuqad Adag...

DAAWO;-Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Xasan Suldaan Cabdilaahi Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxwayne Biixi O

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Suldaan guud Ee beelaha subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka saldanada habar awal loogu soo duulay iyo sidii ay udhacday casuumadii ugaaska beesha oo magaca suldaanka beesha xukuumadu cidkale ku magacowday.

Sidoo kale suldaan xasan ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi oo uu sheegay in uu doonaya in uu koofiyada ku dul jeex jeexo ismarkaana uu markii labaad kusoo duulay saldanada faca waynle ee subeer awal

“Muuse Biixi ka yeeli mayno in uu maalin walba nagu dul jar jaro koofiyadayada oo uu cid nagusoo dhiso si uu uburburiyo sandaladan. Iminka oo qudha maaha ilaa 2016 kii ayuu nagu hayey farageinta sandaladda”SULDAAN XASAN

.https://youtu.be/LQl0duqNkUI

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)