Sidoo kale madxdhaqameedka iyo haldoorka kale oo uu weheliyay suldaan guud ee subeer awal suldaan xasan suldaaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa madaxwayne biixi iyo xukuumadisa fariimo isbarkan udiray isagoo sheegay in dulaanka saldanada subeer awal uu yaala gondaha madaxwayne biixi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;