Waxaa maanta si weyn magaaladda Hargaysa iyo goboladda dalka qaarkood looga dabaal-degay xuska 28 guurrada ka soo wareegtay aasaaska ciidamadda booliska Somaliland oo sanad kastaba 3-da bisha November la sameeyo.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaana ka soo qayb galay xaflad balaadhan oo xuskaasi loogu dabaal degayay oo lagu qabtay xarunta taliska guud ee ciidamadda booliska Somaliland ee caasimadda Hargaysa.
Waxaana xuskaasi madaxweynaha kala qayb galay taliyaha ciidamadda booliska Somaliland