Friday, April 19, 2024
HomeWararkaChief Caaqilka Gobolka Gabiley Oo Si Adag Uga Hadlay Faro galinta Lagu...

Chief Caaqilka Gobolka Gabiley Oo Si Adag Uga Hadlay Faro galinta Lagu Hayo Saldanada Subeer Awa

Chief caaqilka guud ee gobolka gabiley chief dayib cabdi ciidle amaan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada gabiley ayaa ka hadlay faro galin xukuumadu ku haysto sladanada beesha subeer awal iyo  cida marin habaabisay casuumadii ugaaska beesha ciise ee maxamed case ku sheegtay suldaanka guud ee subeer oo uu goob joog ahaa .

Sidoo kale chief dayib ayaa raali galin ka siiyay suldaan guud suldaan xasan suldaan cabdilaahi munaasibad oo uu joogay awgeed ismarkaana ay ahayd in uu ka hadlo cida sheeganaysa oo aanay usuurto galin ka hadalkeeda

Dhanka cheef dayib ayaa sheegay in ay agtaagan yihiin suldaan guud suldaan xasan cidii weerartana ay dagaal ka xigaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Waan Ka Xunahay Faro Galinta Lagu Sameeyey Sandalada Subeer Awal" Cheif Caqil Dayib.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version