Friday, April 19, 2024
HomeWararkaHogaamiye Xirsi Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani.

Hogaamiye Xirsi Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani.

Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cai xaaji xasan ayaa si rasmi ah ushaaciyay in uu utartamayo gudoomiyaha xisbiga wadani oo shirkan dhawaan la qabanayo lagu dooran doono

Hogaamiye xirsi ayaa faah faahin ka bixiyay damaciisa gudoomiyaha xisbiga iyo waxyaabaha uu isleeyahay waad ku noqon kartaa gudoomiyaha xisbiga wadani ee cabdiraxmaan cirro xilka kala wareegi doona,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

" Waxa aan  shaacinaya in aan Musharrax u ahay guddoomiyaha Xisbiga WADDANI " hoggaamiye Xirsi Cali

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version