Haldoornews.com
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Kasoo Baxay Gobolka Saaxil Oo Gaadhay Berbera Iyo Ururka Geelayaasha Oo Soo Dhaweeyay
October 23, 2021 - Written by Admin
Xildhibaanada golaha wakiilada ee laga soo doorto gobolka saaxil ayaa maanta safar ku tagay magaalada berbera iyadoo ay soo dhaweeyeen ururka geelayaasha dekeda berbera oo iyagu mudooyinkii udanbeeyay ka cabanayay shirkada gacanta ku haysa dekeda ee DP WORLD,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Arimaha Diinta