fbpx
Saturday, April 20, 2024
HomeWararkaXildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dacwad Ka Gudbiyay Wasaarada Arimaha Gudaha!

Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dacwad Ka Gudbiyay Wasaarada Arimaha Gudaha!

Qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley Ee Isku bahaystay mucaaridada maayarka magaalada gabiley oo khilaafkoodu taagnaa maalmihii udanbeeyay ayaa dacwad ka gudbiyay wasaarada arimaha gudaha Somaliland kaasi oo ay kaga cabanayaa wareegto uu wasiirka arimaha guduhu ku joojiyay fadhiyada aan caadiga ahayn ee maayarada dalka xilka lagaga qaadayo.

Qareenada udoodaya xildhibaan golaha deegaanka gabiley ee dacwada ku oogaya wasiirka arimaha gudaha ayaa faah faahin ka bixiyay dacwada ay xildhibaanada gabiley usoo gudbiyeen si maxkamada sare ay uga furtaan dacwadooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir