fbpx
Saturday, April 20, 2024
Badhasaabka gobolka gabiley,maamulka dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa magaalada arabsiyo ka dhagax dhigay garoon kubada cagta kaasi oo ah hirgalinayso dawlada hoose ee degmada gabiley.

Maayarka magaalada gabiley iyo xildhibaano katirsan golaha deegaanka iyo maamulka degmada arabsiyo ayaa ka hadlay dhagax dhiga garoonka iyo muhiimada uu u leeyahay dhalinyarada degmada ooo baahi wayn uqabta garoon kubadeed oo la dhigo rooga cagaaran.

Badhasaaba gobolka gabiley ayaa isna ka hadlay munaasibad hagax dhiga garoonkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir