fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaFaah Faahinta; Shil Gaadhi Oo Caawa Fiidkii Ka Dhacay Kaantaroolka Galbeed Ee...

Faah Faahinta; Shil Gaadhi Oo Caawa Fiidkii Ka Dhacay Kaantaroolka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa Oo Sobobay Dhimashada 5 Ruux Iyo Dhaawaca 8Qof!

Shilka Gaadhi Oo Caawa Fiidkii Ka Dhacay Kaantaroolka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa Kadib Markii Ay Isku dhaceen Laba Gaadhi Oo kala gaadhi Nooha ah Iyo Gaadhi Dhayne ah Ayaa Sobobay Khasaare Iskugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac tiro Badan,

Waxaana Alle Ha,unaxariistee shilkan ku geeriyooday Shan qof Oo Afar kamid ahi Ay saarnaayeen Naadhi noohada ah iyo hal Qof oo dumar ah oo saarnayd Gaadhi dhaynaha ah, kuwaasi oo Maydadkii iyo dhaawaciiba Lasoo gaadhsiiyay Cisbitaalka Guud ee magaalada hargaysa oo lagu Daawaynayo Dadkii ku Dhaawacmay shilkan oo laba kamid ah xaaladoodu culus tahay.

Masuul katirsan ciidanka booliska ee iyagu  gurmad ka galay shilkani ayaa xaqiijiyay dhimashada 5qof iyo dhaawaca 8ruux oo kale.

Dhanka maamulka cisbitaalka hargaysa ayaa iyaguna hadlay shilkan oo dadkii ku geeriyooday iyo dhaawaciiba lasoo gaadhsiiyay,

Dadka ku geeriyooday shilkan ayaa waxaa kamid ah alle Dirawalkii gaadhi noohada oo lagu magacaabo Marxuum Xasan Nuux Madar,laba dumar ah iyo Ilmayar Oo saarnaa gaadhiga noohada oo kayimid magaalada Arabsiyo iyo halka qofka kale Ee ku geeriyooday shilkani ay ahayd Qof Dumar oo saarnayd gaadhi dhaynaha oo isagu ka tagay dhinaca magaalada Hargaysa .

WIXII FAAH FAAHIN AH EE KASOO KORDHA SHILKAN KALA SOCO

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)