fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaGolaha Guurtidda Faransiiska Oo Bogaadiyay Hanaankii Ay U Qabsoomeen Doorashooyinkii Somaliland

Golaha Guurtidda Faransiiska Oo Bogaadiyay Hanaankii Ay U Qabsoomeen Doorashooyinkii Somaliland

    

Golaha Guurtidda ee dalka Faransiiska ayaa Somaliland ku bogaadiyay hanaankii iyo sidii quruxda badnayd ee ay uga qabsoomeen doorashooyinkii isku sidkanaa ee dhacay badhtamihii sanadkani aan ku jirno.

Waxaanay sheegeen in ay Somaliland kala shaqayn doonaan sidii ay beesha caalamka uga heli lahayd aqoonsi caalami ah.

Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka faransiiska Cali Xasan Ismaaciil, oo marti qaad loogu sameeyay xarunta golaha Guurtidda ee dalka Faransiiska ayaa kulan la yeeshay xubnaha guddiga saaxiibadda dalalka Afrika.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)