Haldoornews.com
Mid Ka Mid Ah Labadii Maayar ee Kulmiye Ku Lahaa Magaalooyinka Waaweyn Oo Ruxmaya iyo Sababaha uu Xilka Ku Waayi karo.
October 6, 2021 - Written by admin
Gabiley(Haldoornews):-7 xidhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Gebilay, ayaa saxeexay Mooshin ka dhan ah Maayarka Magaaladaas oo ay ku eedeeyeen inuu ku kacay musuq maasuq, ku tumasho sharci iyo awood maroorsi.
Maayar Maxamed Aamiin Cumar, oo ka soo baxay Xisbig Kulmiye, ayaa tan iyo markii loo doortay Maayarka Gebilay, waxa uu la kulmayey Mucaaradad adag oo kaga imanaysay Xildhibaannada aqbaliyada ah ee Mucaaradka ah, waxaanay toddobaadkan dalbadeen fadhi aan caadi ahayn oo codka kalsoonida loogu qaado, madaama oo ay ku eedeeyeen musuq maasuq.
Haddaba,
halkan hoos ka akhri sababaha uu xilkiisa ku waayi karo Maayarku,

COMMENTS
Arimaha Diinta