fbpx
Sunday, June 23, 2024
HomeWararkaGolaha Guurtidda Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Arrimaha Dhaqaalaha Dalka

Golaha Guurtidda Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Arrimaha Dhaqaalaha Dalka

 Golaha Guurtidda Somaliland ayaa fadhigoodii maanta dood ka yeeshay halka uu marayo xaalka arrimaha dhaqaalaha ee dalka.

Waxaanay mudaneyaashu qodob qodob isku dul taageen meelaha ay Somaliland dhaqaalaha ka hesho, sida beeraha, xoolaha nool, kalluunka wershadaha, iyo xabkaha iyo feleemka.

Fadhiga maanta ee golaha Guurtidda oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha golahaasi ayaa xildhibaanadda ku wargeliyay ajandaha doodad maanta iyo waxa lagaga doodi doono.

Intii fadhigaasi lagu guddo jiray ayaa waxaa xubno ka mid ah xildhibaanadu waxay dodo kala gedisan iyo aragtiyahooddaba ka dhiibtaan arrimaha dhaqaalaha ee dalka.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir