fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararka“Ganacsatadu waa in ay u soo jeestaan wax soo saarka dalka

“Ganacsatadu waa in ay u soo jeestaan wax soo saarka dalka

    

Waxaa maanta magaaladda Hargaysa ka furmay shirka wada tashiga iyo diyaarinta qorshaha shanta sanno ee siyaasadda horumarinta ganacsatadda yar yar iyo kuwa dhexe ee Somaliland.

Waxaana shirkaasi si rasmiya u furay wasiirka wasaaradda ganacsiga, wershadaha iyo dalxiiska ee Somaliland Maxamed Xasan Sacad (Saajin), iyadoo ay ka qayb galeen xubno ka mida golaha wasiirrada Somaliland.

Siyaasadaasi horumarinta ganacsiga yar yar ayay sanadkii 2019-kii golaha wasiirradda Somaliland ansixiyeen, balse siyaasadaasi ayaan sidii la rabay u shaqaynin ama aan u fulin.

Sida uu sheegay wasiirka ganacsiga Somaliland oo hadal ka jeediyay furitaanka shirkaasi, waxaanu tilmaamay in haddii ganacsatadda yar  yari aanay daryeel gaara helin ay baaba’yaan.

Wasiir Saajin, waxa uu xusay in cuntadda ay isticmaalaan bulshadda Somaliland in 90% ay wadanka dibadiisa ka timaado, isla markaana aanay jirin wax raashin ah oo dalkeena ka soo baxa.

Waxaanu ugu baaqay ganacsatadda dhaqaalaha xoogan haysta in ay u soo jeestaan wax soo saarka gudaha, inkastoo baaqaasi ay xukuumad ahaan marar badan ku celiyeen ayaan hadana weli waxba ka hirgelin.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)