fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaRoobab Ka Da,ay Deegaanka Boodaale Ee Degmada Bulaxaar Oo Sobobay Khasaare Iskugu...

Roobab Ka Da,ay Deegaanka Boodaale Ee Degmada Bulaxaar Oo Sobobay Khasaare Iskugu jira Dhimasho Iyo Dhaawac!

Warning: Trying to access Roob Laxaad Leh oo ka da,ay deegaanka Boodaale Ee Degmada Bulaxaar Ee Gobolka Saaxil ayaa sobobay khasaaraha  laba qof iyo dhaawac laba qof oo kale.

Gudoomiyaha degmada bulaxaar oo ka hadlay khasaaraha Dhimasho iyo dhaawac ee uu sobobay roobkani ayaa sheegay In labada qof ee geeriyooday kuwa dhaawac ah uu ku dhacay Danab halka uu khasaare kale soo gaadhsiiyay xoolo iskugu jira Adhi, Geel Iyo Riyo kuwaasi oo aan tirada la shaacin inta uu gaadhsiisan yahay  khasaarahoogu.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)