Thursday, March 28, 2024
Wafti uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Somaliland oo ay weheliyaan wasirada gaadiidka iyo wadooyinka,xanaanada xoolaha,warfaafinta iyo taliyaha ciidanka booliska ayaa caawa gaadhay magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood.

Waftiga wasiirada ah iyo taliyaha ciidanka booliska ayaa waxaa magaalada laascanood kusoo dhaweeyay maamulka gobolka kuwaasi oo ah gudidii dhawaan madaxwaynaha somalland umagacaabay madaxwaynaha Somaliland xaalada anbi daro iyo dilalka masuuliyiinta gobolka ayaa ujeedadoodu tahay sidii ay ugu kuur gali lahaayeen xaalada dhabta ah ee gobolka.

Waxaana ujeedada safarka waftigan ka hadlay wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin,wasiirka gaadiidka iyo horumarinta wadooyin iyo wasiirka xanaanada xoolaha siciid sulub.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Wafti Wasiiro ah ayaa gaadhay laascanood , Wakhti dilal ka dhaceen Magaladaasi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Exit mobile version