fbpx
Saturday, April 13, 2024
HomeWararkaBadhasaabka Awdal iyo Maayarka Boorama Oo Dhagax Dhigay Ceel Biyood

Badhasaabka Awdal iyo Maayarka Boorama Oo Dhagax Dhigay Ceel Biyood

Badhasaabka Awdal iyo Maayarka Boorama Oo Dhagax Dhigay

    

: Waxaa maanta deegaanka Camuud ee barriga magaaladda Boorama laga dhagax dhigay ceel biyood uu madaxweynaha Somaliland ugu deeqay bulshadda Boorama.

Maamulka maamulka gobolka Awdal, iyo ka degmadda Boorama ayaana maanta si wada jir ah u dhagax dhigay ceel biyoodkaasi oo ah nooca loo yaqaano Riigga.

Waxaanu noqonayaa ceel biyoodkii labaad oo uu madaxweynaha Somaliland ugu deeqay bushadda magaaladda Boorama si ay u helaan biyo ku filan.

Sidoo kale waxaa dhagax dhiga ceel biyoodkaasi laga hirgelinayo Boorama goob joog ka ahaa isku-duwaha wasaaradda biyaha gobolka Awdal, iyo sidoo kale masuuliyiinta shirkadda Shaba.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir