Haldoornews.com
Hambalyo Meher Wacan: Maxamed Cabdi Gaas iyo Khadra Axmed Faarax oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa.
September 21, 2021 - Written by admin

Bahda Haldoornews Waxay Hambalyo Kal iyo laab ah udirayaa Maxamed Cabdi Gaas iyo Khadra Axmed Faarax oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa, Waxaanu Leenahay Noqda labadii isku Waara ubad khayr Qabana kala Hela, Aamiin.

COMMENTS
Arimaha Diinta