Haldoornews.com
Agaasimihii Nisa ee la eryey Fahad Yaasiin oo Saaka diyaarad khaasa ku soo galay Muqdisho.
September 21, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Haldoornews):-Magaalada Muqdisho waxaa subaxnimadii hore ee saaka soo gaaray la-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne ee Mohamed Abdullahi Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo maalmihiia soo dhaafay ku sugnaa dalka Turkiga.
Saraakiil dhinaca Hay’adaha Amniga ah ayaa inoo sheegay imaatinka Fahad Yaasiin oo diyaarad khaas ah ay ka keentay dalka Turkiga.
Garoonka waxaa ku soo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA.
Five Somali TV

COMMENTS
Arimaha Diinta