Haldoornews.com
Hambalyada iyo Sawirada Meherka Ismaaciil Daallo iyo Asma Rooble oo ka Dhacay Hannover Germany.
September 19, 2021 - Written by admin

 

Bahda Haldoornews Waxay Hambalyo Kal iyo Laab ah Hawada umarinayaan Meherka: Ismail Adan Yusuf (Ismail Daallo ) Iyo Marwadiisa Asma Rooble Cali Oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hannover ee Dalka Jarmalka Waxaanu leenahay Dhisma oo Dhaqma, Awlaad khayr qabta Alle ha idin Kala Siiyo Aamiin.

COMMENTS
Arimaha Diinta