Haldoornews.com
Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Rooble oo fashil ku soo dhammaaday
September 12, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Haldoornews):-Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, kulamo ay lahaayeen dhinacyada dowlada Federaalka Soomaaliya ee Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa natiijo la’aan ku soo dhammaaday.

Wariyaha VOA ee Washington Sahra Cabdi Axmed ayaa ka wareysay wariyaha VOA ee magaalada Muqdisho Cabdulqaadir Cabdulle.

COMMENTS
Arimaha Diinta