fbpx
Friday, April 19, 2024
HomeWararkaWararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalo Culus Oo Udhexeeya DDawlada Itoobiya Iyo Xoogaga...

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalo Culus Oo Udhexeeya DDawlada Itoobiya Iyo Xoogaga TPLF.

 

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

TOG WAJAALE(W,N)-Dagaalada udhexeeya dawlada itoobiya oo kaashanaysa jabhada Axmaarada iyo xoogaga TDF Ayaa Labadii todobaad Ee lasoo dhaafay Sida wararka laga helayo aagaga dagaalku waxay sheegayaan in uu jiray, ismarin waa  labada dhinac ah iyadoo dagaalku aanu  istaagin, balse maanta ayuu xaalku isbadalay sida lasoo warinayo kadib markii ay iskaga hor yimaadeen dagaalo culus oo sobobay dhimasho iyo maxaabiis dagaal oo lakala qaybsaday.

Xoogaga TDF ayaa dhankooda sheegaya in ay guulo waaweyn ka gaadheen dagaaladii maanta, waxayna dhanka kale digniin Udireen ciidamada Ethiopia & kuwa Eritrea ee kusugan Magaalada Dessia oy sheegen inay 24 saac kaga baxaan Magaalada ama dagaal gudaha magaalada ah isu diyaariyan.

Halka ciidamada dawlada itoobiya ay sheegeen inay Aagga Gonder ay guulo ka gaadheen ciidamada huwanta , Ethiopia &  Axmaarada, kumanaan maxaabiisana ka qabteen TDF.

Gooban la isku haysto magaalada Gonder 30 illaa 50 km

Majiro warar rasmi ah oo kazoo baxaya aagaga dagaalka ee Ciidamada dawlada iyo kuwo tigreygu balse sida ay qolo kastaa Dhinacooga ku baahinayaan warbhaainta ay leeyihiin amaba Taageera ayaa soo gudbinaya wararka ah midwalba dhinacooga ay guulo ka gaadheen dagaalka.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir