fbpx
Thursday, March 28, 2024
HomeWararkasbiga Waddani Oo Si Adag Uga Jawaabay Dhaliilo Uga Yimid Xukuumadda

sbiga Waddani Oo Si Adag Uga Jawaabay Dhaliilo Uga Yimid Xukuumadda

    

Xoghayaha Guud ee xisbiga mucaaardka ah e WADDANI ayaa farriin u diray madaxweynaha Somaliland ugana digay kala qaybinta bulshada iyo qorshihii hore loo arkay midhihiisa in aanu dib ugu noqon.
Waxaanu wax laga xumaado ku tilmaamay hadallo ka soo yeedhay xubno ka mida golaha wasiirrada xukuumadda madaxweyne Biixi, oo hogaanka xisbiga Waddani ku eedeeyay inuu xidhiidh la leeyahay Soomaaliweyn.


Khadar Xuseen Siciid, waxa uu sheegay in hadaladda canbaaraynta ah ee ay sida fudud isaga odhanayaan wasiirrada xukuumadu in ay saamayn weyn oo xun ay caalamka tusayso.
Khadar Xuseen Cabdi, xoghayaha guud ee x8sbiga Waddani oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta dhexe ee xisbigaasi ee magaaladda Hargaysa, ayaa si adag uga jawaabay eedaymaha xisbigoodda loo jeediyay.

DAAWO:Xoghayaha Waddani Oo Arrimahaasi Ka Hadlaya:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)