fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaomaliland: Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Biyaha Oo Xilka La Wareegay

omaliland: Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Biyaha Oo Xilka La Wareegay

    

Wasiirks cusub ee wasaaradda biyaha Somaliland ayaa wasaaradaasi ku tilmaamay mid ka muhiimsan wasaarradaha kale.

Maadaama oo ay qaabilsan sidii ay dhamaanba bulshadda reer Somaliland uga haqab tiri lahayd biyaha oo ah walaxda ugu qaalisan adduunka guudkiisa.

Wasiir Cali Mareexaan, waxa uu sheegay in xil wasiirnimo uu hore uga soo qabtay Somaliland balse wasaaradda biyaha ee hadda wasiirka ka yahay ay aad uga duwan tahay wasaaradii uu hore u soo qabtay xilkeedda.

Cali Mareexaan, waxa uu sidan ka sheegay hadal ka jeediyay munaasibad uu maanta xilka kagala wareegayay wasiirkii hore wasaaradda biyaha.

Geesta kale wasiirka cusub ee wasaaradda biyaha Somaliland waxa uu balan qaaday in intii awoodiisa iyo karaankiisa ah uu ku dedaali doono sidii bulshadda Somaliland ay biyo u wada heli lahaayeen.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)