15.2 C
Hargeisa
Tuesday, February 7, 2023

“Sadbursiimada Iyo Sawirkaa Foosha Xumi Wuxuu Ceelalyo U yahay In La Gacan Togaaleeyo Fursadaha Shaqo Ee Soo Baxa Qaranka”.Xoghaye Maxamed Sidiiq.

Warning: Trying to Xoghayaha Arimaha bulshada ee xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Maxamed Sidiiq Dhame ayaa nasiib Daro ku tilmaamay in haayadaha dawlada qaarkood xilalkooda Loo magacaabo masuuliyiin isku beel ah ismarkaana ay taasi noqonayso sadbursiimo iyo sawir fool xumo usoo jeediya qaranka Somaliland oo ka dhexeeya bulshada ku kala nool laas qoray ilaa lowyo cado.

Xoghaye maxamed sidiiq dhame ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga wuxuna udhignaa Sidan;

“Haayadda shaqaalaha dawladda, maxadka shaqaalaha Dawladda iyo maxadka shaqaalaha dawladaha hoose in loo Qaybiyo qaranka Somaliland ayaa  xaq ah, sadbursiimada iyo Sawirkaa foosha xumi wuxuu ceelalyo u yahay in la gacan Togaaleeyo fursadaha shaqo ee soo Baxa, Laas-qoray illaa Lawyo-caddo ayuu ka dhexeeyaa qaranku, Somaliland kama Dhexeeyo jilib keliya. dheellitir la’aanta Digreetooyinka beryahan soo baxayaa waxay qaayaha ka qaadday dawladnimadeenna Somaliland.

Qore; Xoghayaha Arimaha Bulshada ee xisbiga Wadani Maxamed Sidiiq Dhame

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta