fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaBadhasaabka Gobolka Maroodi-jeex oo Ka Jawaabay Cabasho Uga Timid Qoys Dan Yar...

Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex oo Ka Jawaabay Cabasho Uga Timid Qoys Dan Yar Ah

    

Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex Jaamac Xaaji Cabdi Axmed, ayaa maanta gurigoodda ku booqday qoys dan yar ah oo degan magaaladda Hargaysa oo dhawaan cabasho la hor tegay xafiskiisa.

Cabashadda qoyskaasi ayaa la xidhiidhay iyagoo ka cabanayay maamulka deegaanka Ina Barre oo ka tirsan degmadda Sabo-wanaag ee gobolka Maroodijeex.

Qoyskaasi danyar ah oo haysta caruur naafo ah, isla markaana ay ku gedaaman yihiin duruufo kala duwan oo nololeed ayaa guddoomiyuhu wuxuu siiyay lacag uu ku caawiyay.

Jaamac Xaaji Cabdi Axmed, waxa uu u balan qaaday qoyskaasi in wixii dhib iyo duruuf ah ee haysta ay la dareen yihiin, isla markaana arrinta kiiskoodda ay u gudbiyeen maxkamadaha si ay uga gar naqaan.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)