fbpx
Tuesday, December 5, 2023
HomeWararkaXukuumadda Somaliland oo Soo Saartay Xeer-nidaamiye Ay Ku Fulinayso Hay’addaha Qaramada Midoobay

Xukuumadda Somaliland oo Soo Saartay Xeer-nidaamiye Ay Ku Fulinayso Hay’addaha Qaramada Midoobay

    

Wasaaradda Shaqo Gelinta, arrimaha bulshada iyo Qoyska Somaliland, ayaa waxaa ay soo saartay Xeer-nidaamiyaha Maamulka Lacagaha Dhawrista Bulshada ee loo yaqaano (Cash Transfers).

Xeer-nidaamiyahan, ayaa waxaa ay Wasaaraddu ku fulinaysaa dhammaan Hay’addaha Maxaliga ah, kuwa Caalamiga ah, Sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Shaqo Gelinta, arrimaha bulshada iyo Qoyska Somaliland.

War-saxaafadeedka, ayaa sidoo kale lagu sheegay in xeernidaamiyahan lagu fulinayo Hay’addaha Qaramadda Midoobay iyo Hay’addaha Islaamiga ah ee ka shaqeeya Daryeelka Bulshada islamarkaana gaadhsiiya bulshada Lacagaha Dhawrista Bulshada (Cash Transfers).

Waxa kale oo war-saxaafadeedka lagu sheegay in Xeernidaamiyahan lagu fulin doono baananka lacagahaasi gaadhsiinaya bulshada.

   

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)