fbpx
Friday, April 19, 2024
HomeWararkaWasaaradda Deegaanka Oo Qabatay Kulan Ku Saabsan Hagaha Siyaasadda Ilaalinta Deegaanka

Wasaaradda Deegaanka Oo Qabatay Kulan Ku Saabsan Hagaha Siyaasadda Ilaalinta Deegaanka

Wasaaradda

    

: Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ee Somaliland ayaa maanta qabatay aqoon is waydaarsi ku saabasan Hagaha shaqada ee Wadaagayaasha Deegaanka.

Kulankaasi waxa ka soo qayb galay
Jaayadaha iyo wasaarraddaha ay wada shaqeynta leeyihiin wasaaradda Deegaanka Iyo jorumarinta Reer miyiga Somaliland.

Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka C/naasir Axmed Xirsi, oo kulankaasi hadal ka jeediyay ayaa tilmaamay in kulani uu qayb ka yahay kulamadii ay hore wasaaradda deegaanku u soo qabatay ee la xidhiidhay is waafajinta siyaasadaha caalamiga ah iyo xeerarka Somaliland ee arrimaha deegaanka.

Agaasimuhu waxa uu sheegay in shirkaasi lagu soo bandhigayo hagaha siyaasadda Somaliland ee arrimaha deegaanka si loo mideeyo xeerarka iyo shuruucda ilaalinta deegaanka ee caalamka.

Waxaana kulankaasi dood laga yeeshay Sidii loo Ilaalin lahaa Deegaanka, iyadoo ladabaqaayo Xeerarka Deegaanka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir