fbpx
Thursday, November 30, 2023
HomeWararkaWasiirka Maaliyadda Oo Gabiley Ka Daah-furay Barnaamijka PFM-ka

Wasiirka Maaliyadda Oo Gabiley Ka Daah-furay Barnaamijka PFM-ka

    

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa maanta magaaladda Gabiley ka daah-furay barnaamijka lagu tababarayo shaqaalaha mashruuca PFM ka ee horumarinta iyo maamulka maaliyadda.

Waxaana furitaanka barnaamijkaasi ka soo qayb galay badhasaabka Gabiley, maayarka Gabiley, agaasimaha guud ee wasaaradda Maaliyadda, wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha.

Sidoo kale waxaa furitaanka kulankaasi ka soo qayb galay saraakiil ka socday barnaamijka PFM ka iyo haayadaha ay ka wada shaqaynayaan mashruucaasi.

Wasiirka Maaliyadda Dr. Sacad Cali Shirre, oo hadal ka jeediyay xidhitaanka tababarkaasi ayaa sheegay in ay doonayaan in Somaliland ay noqoto dalka ugu horeeya ee lagu majeerto  daah-furnaanta iyo isla xisaabtanka.

Waxaanu wasiirku degmooyinka kale dalka ku dhiiri geliyay in ay Gabiley ku daydaan, isla markaana ay hirgeliyaan mashruucaasi.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)