Friday, April 19, 2024
HomeWararkaSomalilad: Kulan Ku Saabsan Siyaasadda Beeraha Oo Hargaysa Ka Furmay

Somalilad: Kulan Ku Saabsan Siyaasadda Beeraha Oo Hargaysa Ka Furmay

    

Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland Rooble Cabdi Muuse, ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka furay kulan-hawleed Lagaga hadlayo siyaasadda heer qaran ee beeraha.

Waxaana kulankaasi ka soo qayb galay masuuliyiinta wasaaradda beeraha, khubarro arrimaha beeraha ku takhasusay, aqoon yahano dhinaca beeraha ah oo ka socday jaamacadaha dalka.

Sidoo kale waxaa kulankaasi ka soo qayb galay saraakiil ka socday qaar ka mida haayadaha caalamiga ah ee    ka shaqeeya arrimaha beeraha iyo sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF.

Kulankaasi oo ka kooban laba qaybood ayaa socon doona laba maalmood ayaa  lagaga hadli doonaa  siyaasadda beeraha ee heer qaran iyo Siidhka ama shiinnada.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version