fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaXildhibaan Qodax oo Xaflad U Qabtay Taageereyaashii Soo Doortay

Xildhibaan Qodax oo Xaflad U Qabtay Taageereyaashii Soo Doortay

    

Xildhibaan C/naasir Yuusuf Qodax, oo ka mida mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa xaflad mahad naq ah u sameeyay taageereyaashiisii xiligii ololaha.

Xildhibaan Qodax, oo laga soo doortay gobolka Maroodijeex ayaa taageereyaashan uu munaasibadda mahad naqa ah u qabtay waxay ahaayeen bulshadii u codaysay, isla markaana u ololeeyay.

Kuwaasoo ahaa haweenkii taageereyaasha u ahaa ee kaalinta weyn ka qaatay xiligii ololaha doorashooyinka lagu jiray.

Munaasibadaasi oo ka qabsoontayb magaaladda Hargaysa waxaa ka soo qayb galay boqolaal taageereyaashii u codeeyay ah xildhibaan Qodax.

C/naasir Qodax, oo hadal u jeediyay haweenkii uu munaasibadda nahad naqa ah u qabtay ayaa uga mahad celiyay sidii ay u garab istaageen wakhtigii doorashooyinka lagu jiray.

Waxaanu valan qaaday xildhibaan Qodax, in bulshadiisa soo dooratay uu u sameeyay xafiis ay ka wada socdaan, isla markaana uu iskaga xidhayo iyaga iyo xukuumadda dhexe.

Daawo: Khudbadii Xildhibaan Qodax:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)