fbpx
Thursday, March 28, 2024
HomeWararkaTaliyaha Booliska Oo Tababar U Furay Saraakiil

Taliyaha Booliska Oo Tababar U Furay Saraakiil

    

Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland ayaa maanta tababar uga furay ciidamo kala duwan kuliyadda tababarka ciidamadda ee Mandheera.

Tababarkaasi oo. ah layli sarkaal oo socon doona muddo lix bilood waxaa lagu tababari doonaa 150 sarkaal oo isugu jira booliska, laanta socdaalka, iyo ciidamadda Badda.

Taliyaha boolisks Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi (dabagalle), oo saraakiisha tababarka u furay ayaa hadallo dar daaran ah u jeediyay saraakiisha tababarka uu u furay.

Waxaanu sheegay in ay nasiib u yeesheen in ay noqdeen dufcadii u horaysay ee boolis ah ee ka soo baxa kuliyadda tababarka ee Mandheera.

Taliye Dabagalle, ayaa ku Carrabka ku adkeeyay in ninka xeerka kuliyadda jebiya inta uu tababarku socdo in si  toos ah looga eryayo kuliyadda.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)