fbpx
Thursday, April 18, 2024
HomeWararkaBadhasaabka Sool Oo Baaq U Diray Maamuleyaasha Dagsiyadda Waxbarashada

Badhasaabka Sool Oo Baaq U Diray Maamuleyaasha Dagsiyadda Waxbarashada

    

Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa ka qayb galay xaflad loo sameeyay Ardayda ka qalin jibisay dugsiga sare ee Muuse Yuusuf ee magaaladda Laascaanood.

Ardaydaasi oo noqonaysa ducfadda 18-aad ee ka aflaxda dugsigan ugu faca weyn dugsiyada sare ee gobolka Sool.

Badhasaabka Sool oo hadal ka jeediyay munaasibada loo qabtay dugsigaasi ayaa ku bogaadiyay ardayda iyo maamulkaba.

Geesta kale badhasaabka ayaa ugu baaqay maamule-yaasha goobaha Waxbarashada gobolkaasi oo uu ku booriyay in haddii khilaaf soo kala dhex galo Ardayda in aanay isla markaaba dacwoonin.

Balse ay isku dayaan inay xalliyaan haddii ay xallin waayana ay u gudbiyaan guddoonka waxbarashada iyo maamulka gobolka.

DAAWO: Hadalka Badhasaabka Sool:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir