fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaNin Isku Gubay Badhtamaha Dooxa Weyn Ee Hargeysa

Nin Isku Gubay Badhtamaha Dooxa Weyn Ee Hargeysa

    

Ciidanka Dab-demiska Hargeysa, ayaa maanta galinkii dambe soo samatabixiyay nin isku gubay badhtamaha Dooxa weyn ee magaalada Hargeysa.

Ninkan is gubay tahay da’diisu ahayd 37 jir oo lagu magacaabaa Cawaale Cali Hayaan, ayaa waxaa la sheegay inuu maskaxda ka xanuusanayay.

Ciidanka oo ay horkacayan waaxda caafimaadku, ayaa goobtaas degdeg u gaadhay waxaanay la kulmeen ninkaas oo qaybo ka mida Jidhkiisa ah Dabku gaadhay.

Waxaana islamarkiiba ciidamadu gaadhsiiyeen cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa halkaas oo lagu dabiibayo.

Ehelada ninkan, ayaa ciidanka u sheegay in dhawaan laga soo daayay Cilaaj, waxaana dhaawacyo ka soo gaadheen Garbaha,laabta, bogga iyo caloosha.

Ciidanka Dab-demiska, ayaa waxay bulshada ku wacyigeliyeen in dadka maskaxda ka jirran aan kaligood la sii dayn oo had iyo jeerna laga warhayo.

    

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)