15.2 C
Hargeisa
Tuesday, February 7, 2023

Xildhibaan Shiine Koodbuur Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Wasiirka Waxbashada, Sheegayna In Ay Golaha Uga Yeedhi Doonaan

Xildhibaan katirsan mudanayaasha cusub ee golaha wakiilada maxamed kood buur shine ayaa booqday dugsga waxbarasho ee maxamed mooge kaasi oo ay ka muuqato dayac isagoo eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada waxbarashada oo ku fashilmay hogaamintii wasaarada islamarkaana dhawaan eedo ujeediyay xildhibaano warqad ugudbiyay

Sidoo kale xildhibaan shine ayaa sheegay in wasiirka looga yeedhi doono golaha wakiilada si wax looga waydiiyo shaqada uu qaranka uhayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta