24.1 C
Hargeisa
Saturday, February 4, 2023

Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Hadlay Xadhiga Wasiirka Gaashaandhigu Kula Kacay Maareeyihii Tvga Bada Cas Iyo Xubno kale!

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin katirsan xisbiyada mucaaridka ee Somaliland ee wadani iyo ucid ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacay maareeyihii tvga bada cas iyo xubno kale oo uu xadhigooda ka danbeeyo wasiirka gaashaandhiga cabdiqani caateeye kuwaasi oo xubnahan ku haysta baahinta war lagag bixiyay xaal iyo xubin kamid ah kuwii arintii uu ku dhaliilay gudoomiyaha baarlamaanka ka falceiyay.

Xisbiyada mucaaridka ayaa xukuumada ugu baaqay in ay joojiso ku tumashada sharciga iyo dadka sifaha bilaa sharciga lagu xidhayo

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka gaashaandhiga oo ay sheegeen in uu garan laaya,ay shaqadii uu qaranka uhayay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta