Sunday, March 26, 2023
HomeWararkaHoggaamiyeyaasha Mucaaradka oo Eedaymo Culus Ujeediyay Madaxweyne Biixi

Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka oo Eedaymo Culus Ujeediyay Madaxweyne Biixi

    

Hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa waxaa ay eedaymihii ugu cuslaa u jeediyeen Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixi Cabdi.

Waxaa ay Hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradku Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyeen inuu faragelin ku hayo doorashada Shirguddoonka golaha Wakiillada Somaliland.

Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxammed Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxaa kale oo ay sheegeen in Madaxweynaha Somaliland iibsanayo xildhibaanada mucaaradka islamarkaana uu dacwaynayo iyo xildhibaanada muxaafadka ee taageera mucaaradka.

Sidoo kale, Madaxweyanaha Somaliland Muuse Biixi ayay ku eedeeyeen in uu cashuurtii shacabka ku iibsanayo xildhibaanada mucaaradka.

Labada hoggaamiye, ayaa sheegay in madaxweynuhu uu Loollankii Doorashada shirgudoonka golaha Wakiillada uu ka dhigey mid qabyaaladdeed.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)