Saturday, April 20, 2024
HomeWararkaTaiwan oo Somaliland Ugu Deeqday Qalab Loogu Talo Galay Dab-demiska

Taiwan oo Somaliland Ugu Deeqday Qalab Loogu Talo Galay Dab-demiska

    

Dowladda Taiwan, ayaa waxaa ay Somaliland ugu deeqday qalab loogu tala galay dab-demiska, kaasi oo gacan ka geysanaya musiibada dabka ee Somaliland.

Munaasabadan oo ay soo qabanqaabiyeen Xafiiska Dab-demiska ee Gobolka Chiayi, ayaa waxaa ka soo qayb galay Wakiilka Somaliland ee Taiwan, Maxamed Omar Xaaji Maxamuud, Ku-xigeenka Agaasimaha Wasaaradda Arimaha Dibada ‘Yunlin-Chiayi-Tainan , Garsooraha Gobolka Chiayi Weng Chang-liang, iyo madax kale.

Qalabka dab-damiska ka sokow, maamulka Gobolka Chiayi waxay dowladda Somaliland u soo bandhigtay biyo-yare yar iyo gaadhi dab-damis oo yar, Sida laga soo xigtay Guddoomiyaha Gobolka Chiayi Weng.

Guddoomiyaha Gobolka Chiayi waxay dowladda Somaliland u soo bandhigtay biyo-gashi yar iyo gaadhi dab-demis oo yar.

Guddoomiya Gobolka Chiayi Weng Chang-liang, ayaa wuxuu sheegay in uu ku faraxsanahay in gobolka Chiayi ay caawin karto Somaliland.

Wakiilka Somaliland ee Taiwan Maxamed Omar Xaaji Maxamuud, ayaa wuxuu uga mahadceliyey Taiwan iyo gobolka Chiayi County deeqda nooceeda ah, oo uu sheegay inay gacan ka geysan doonto kor u qaadista dab-damiska iyo qalabka gargaarka musiibada ee Somaliland.

Gawaadhida yar yar, ayaa shaqeynayay muddo 17 sano ah, waxaana Gaadhiga ku rakiban afar nozzles iyo 16 tuubbo.

Qalabkan, ayaa waxaa la filayaa inuu yimaado Somaliland bisha Sebtember.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version