Sunday, March 26, 2023
HomeWararkaDAAWO;-Sheekh Xasan Deheeye Oo Ka Hadlay Arimo Door Ah Iyo Fariinta Uu...

DAAWO;-Sheekh Xasan Deheeye Oo Ka Hadlay Arimo Door Ah Iyo Fariinta Uu Udiray Xildhibaanada G, Wakiilada Ee Reer Awdal.

 Sheekh Xasan Deheeye oo kamid ah culimada gobolka awdal ayaa ka xaalada caasimada hargaysa ay ku sugan tahay iyo rajada bulshadu filayso ee maayarka cusub hormood ka uyahay.

Sidoo kale sheekh xasan deheeye ayaa xildhibaanada gobolka awal kasoo baxay ee golaha wakiilada ugu baaqay in ay umidoobaan danta dalka iyo a gobolka awdalba

Dhanka kale sheekh xasan ayaa sheegay in loo baahan yahay in la doorto cid dayar oo golaha waxa qaban karta balse aan bulshada loo xulin dadkii ilaa siyaad bare hortaagnaa,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/ktWVjUI-m5c

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)